Sare u kac ku yimid maciishada Kismaayo oo saameyn ku yeelatay dadka danyarta ah

0
275

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Kadib sare u kac ku yimid maciishada magaalada Kismaayo ayaa waxay saameyn ku yeelatay dadka danyarta ah ee aan awoodin ay iibsadaa,taas oo loo aaneynayo in uu saameyn ku yeeshay Covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here