Barakacayaasha Kismaayo oo ka hadlay sida ay uga hor tagayaan Faafida Covid-19

0
295

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Barakacaayasha ku nool kaamamka magaalada Kismaayo ayaa waxay halis ugu jiraan in uu ku faafo Cudurka dunida ku fiday ee Covid-19,Biyaha ay isticmaalaan oo aan nadiif ahayn iyo daawo yari heysato awgeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here