Wasaaradda Cadaaladda,garsoorka iyo arimaha diinta Jubbaland oo ku baaqdaay in lagu dadaalo ka hortaga Covid-19

0
344

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii Soomaliya lagu arkay kiisas  ku saab cudurka Coronavirus waxaa sii laba jibaarmay dadaalada kala duwan ee Dowlada dhexe iyo Dowlad-Goboleeed yada dalku ay ugu jiraan sidii lagu xakamayn lahaa faafida cabuqaan covid19.

Magaalada kismaayo waxaa ka socda dadaalo aan loo kala harin oo loga hortagayo cudurkaan.

Wasaaradda Cadaalada ,garsoorka iyo arimaha diinda Jubbaland oo kamid ah wasaaradda ka qayb qaadanaya wacyigalinta bulshada  ayaa ka hadashay door kaga adaan ka hotaga cudurkaan  Cabdullahi Maxamuud Ibraahim oo ka tirsan wasaaradda cadaalada garsoorka iyo arimaha diinta ayaana sharaxaya sida wasaaraddu uga qayb qadanayo wacyigalinta bulshada ee ku saabsan caabuqa corona Virus ka.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here