Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Bulshada ugu baaqday in ay qaataan Talooyinka Caafiimaad

0
306

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo maalmihii ugu danbeeyay ay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboledka Jubbaland  magaalada Kismaayo ka waday dadaalo  lagu xoojinayo wacyigalinta  ka hortaga Caabuqa coronavirus.

Ayaa waxaa wali muuqda in bulshadu ayna fariimaha wacyigalinta ah u qaadan sidii loo baahna taas oo ahayd in bulshadu ay joojiyaan ama yareeyaan wax kasta oo keeni kara in cudurku uu faafo, sida Salaanta gacanta, isu imaatinka bulshada iyo in dadku ay guryohooda joogaan haddii aysan jirin dano Muhiim ah oo qofka ku qasbaya inuu banaanka usoo boxo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here