Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland oo War-saxaafadeed ka soo saartay Covid-19

0
416

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Warfaafinta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa bulshada ugu baaqday in ay muujiyaan feejignaan dheeraad ah,islamarkaasna bulshada ay u ka hortagaan Cudurka Aduunka ku faafay ee Covid-19.

Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here