Wasaaradda ganacsiga & warshadaha Jubbaland oo ganacsatada Jubbaland uga digay kordhinin qiimaha badeecadaha

0
301

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Arrintan ayaa ku soo aaday xilli ay cirka gashay maciishada noocyadeeda kala duwan oo ay ganacsatadu qaaliyeyeen badeecadaha ay iibiyaan Xanuunka Corana Virus awgii ,waxaana manta shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan uu ganacsatada oogu baaqay in aysan sare u qaadin qiimaha mashiishada suuqyada Kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here