Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ayadoo in muddo ah Bulshada ku nool Deegaanka qaam-qaam oo dhacda waqooyiga magaalada Kismaayo ay ka cabanayeen Biyo la’aan ayaa Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Dowlad goboledka Jubbaland waxaa ay ka hirgalisay mashruuc ceel biyod ah kaas oo lagu Wareejiyay bulshada deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariisay.