Beelihii ku dagaallamay duleedka Kismaayo oo aqbalay xabbad Joojin

0
311

Kismaayo_(Idaacadda Waamo)-Shirka  dib u heshiisin  ah oo loo qabtay beelaha walallaha ah ee ku dagalamayay duledka Magalada kismayo ayaa lagu qabtay maamuus Gaadhan waxaana wargaradka belaha ay dirirta dhexmartay ay isla qateen in colaada lajoojiyo

Kulan-kaan ayaa waxaa soo qaban-qaabisay beel ka midda beelaha degga deegaanada Jubbaland.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qayb-galay odayaasha dhaqanka beelihii ku dagaalamayey dhawaan galbeedka Kismaayo,Culima-Awdiinka iyo Ganacsatada degmadda,waxaana la isku afgartay in la soo afjaro coladii u dhaxaysay beelaha walaalaha ah.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here