Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee Jubbaland oo kulan la qaatay Guddiga ka hor taga Corona-virus ee Jubbaland

0
285

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka Covid-19 oo ka dhasha caabuqa Coronavirus ayaa kusii faafaya daafaha dunida iyadoo maalin kasta la xaqiijinayo kiisas hor leh oo ah dad uu ku dhacay cudurkan iyo kuwo u dhintay, Deegaanada Dowlad-Goboleedka Jubbaland waxaa laga dareemayaa u diyaargarow xoogan oo
loogu jiro sidii looga hortagi lahaa cudurkan.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here