Dhalinyarada ka shaqeyso Goob Tima-jare oo ka waramay sida ay Noloshooda uga maareeyaan

0
400

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaaladda kismaayo ku nool dhalinyaro badan  oo ku shaqaysta farsamooyin kale duwan,iyagooo ay qabta shaqooyinka kale duwan oo ay ku mareeyaan noloshooda.

Hdaba Tima jaraha Somali star waxaa ka shaqeeya dhalinyaro badan oo ka raadsada nolol maalmeedkooda,waxa ayna  u jaraan timaha dadka waana qayb ka mid ah shaqo abuurka dhallinyarada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here