Wasaaradda Maaliyada Jubbaland oo sheegtay in ay Horumar ka samaysay mideynta dakhliga Dowlada

0
243

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa waxa uu horumar ka sameeyey Barnaamijka midaynta dakhliga Dowlad Goboleedka Jubbaland kaas oo kor loogu qaadayo ilaha dhaqaalaha ee Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here