Maalinta Horumarinta Ciyaaraha iyo Nabada oo 6,da April sanad kasta dunida laga xuso

0
261
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caalamiga ah ee Horumarinta Ciyaaraha iyo Nabadda waa Maalin lagu dabaaldegayo Dunidoo idil oo  sanadle ah waana maamlin agu Muujiyo awoodda isboortiga iyo horumarinta bulshada in la kobciyo nabadda.
Ciyaaraha  taariikh ahaan door muhiim ah ayey ka cayaareen dhamaan bulshada dhexdeeda,6 Bisha April oo ay Maanta Ku Beegan tahay Maalinta Ciyaaraha iyo Hormarinta Nabada Dunidoo Iidl ayaa Maanta Laga Xusayaa inkastoo Ciyaarihii Noocyadoodii kala duwana hakad la galiyey Sababtuna ay tahay Cudurka Coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here