Gudoomiyaha Kaamka Badar ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay Nolosha Barakacayaasha

0
349

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Gudoomiyaha Kaamka Badar ee magaalada Kismaayo Adann Muuse Cadoow ayaa ka warbixiyay nolosha dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka Badar ee magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here