Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo Xireyso Kanaalada Wabiyada ee Fatahaada Sameeya

0
408

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Beeraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Deeganada Dhaca Dhanka Waqooyi ee Magaalada Kismaayo Sida Deegaanka Buulo Guduud iyo Wirkoy ka wado Xiritaanka ilaa Sadax Goobood oo ka mid ah iliha uu wabiga jubba uga soo fataho beeraha ku yaalo deegaanadaasi.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here