Kalluumeysatada Xeebta Kiboora oo lagu wareejiyay Tallaagado

0
360

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Tallaagado lagu keydiyo Kalluunka ku wareejisay dadka ka ganacsada Kalluunka ee Xeebta Kiboora magaalada Kismaayo.

Iidlle Aadan Maxamed Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here