Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo ka duuleysa xal u heli dadka qaba xanuunada dhimirka ku waasi oo anan helin baxnaanin ku filan iyo talo siin ayaa waxaa ay maanta daah-furtay mashruuc wax looga qaban doono dadka la nool xanuunada dhimirka kuwasi oo lagu siin doono talooyin,Waxana mashruucan fulin doonto Hey’ada GRT waxaaana madasha goobjoog qaar kamid ahaa Agasimyaasha wasaaradaha Jubbaland,Dhakhaatiir, mamulka degmada iyo kan Gobolka Jubbada hoose.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.