Wasaaradda Macdanta,Tamarta,iyo Biyaha Jubbaland oo ka warbixisay waxqabadka wasaaradda

0
376

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda macdanta iyo Biyaha Jubbaland ayaa waxa ay faah-faahin dheeraad ah ka bixisay wax yaabaha u qabsoomay inta ay jirtay wasaaradda iyo qorshayaalka ay hiig saneyso, iyadoona sheegtay in guula badan ay ka gaartay arimaha biyaha ,Tamarta iyo macdanta Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here