Hay’ada Hormuud Foundation oo Gaadiid Ambalaas ah ku wareejisay Isbitaalka Kismaayo

0
310

Kismaayo(Idaacada Waamo)Hay’ada Hormuud Foundation ayaa Gaadiid Ambalaas ah ku wareejisay maamulka Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo,waxaana munaasabada wareejinta Gaadiidka goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here