Warbixin:Waaxda Farsamada Gacanta ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland

0
271

Kismaayo(Idaacada Waamo)Agaasimaha waaxda farsamada gacanta ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare e Jubbaland ayaa ka warbixiyey qaabka ay u shaqeyso waaxda farsamada gacanta isagoona sheegay in dadaal dheer ay ku bixinayaan sidii loo hormarin lahaa barashada xirfada farsamada gacanta waa kan agaasimaha oo ka hadlaya arinkaasi.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here