Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo soo bandhigtay Buuga Siyaasada iyo maareynta shaqaalaha

0
259

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowlaha hoose ee Jubbaland ayaa maanta magaalada kismaayo kusoo bandhigtay buugga siyaasadda maareenta shaqaalaha dowladaha hoose & xeer nidaamiyaha shaqaalaha dowladaha hoose kaas oo sida ay wasaaraddu sheegtay in mudo ahba laga soo shaqeenaayay.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee Jubbaland mas’uuliyiin katirsan labada gole ee dowlada maamulka degmada kismaayo odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here