Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudoomiayaha Deegaanka dhoobley Siyaad Maxamed Xasan yaa ka warbixinaya xalada guud ee deegaanka sida waxbarashada caafimaadka iyo ganacsiga isagoona sheegay in deegaanka mudooyinkii u dambeeyey uu hormar ballaaran sameeyey wakan gudoomiyaha oo inooga warbixinaya.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.