Bulshada Deegaanka Goobweyn oo laamaha amniga la shaqeeya

0
288

Goobweyn(Idaacada Waamo)Deegaanka Goobweyn oo ah goob dalxiis oo qeybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo u damaashaad tagaan maalmaha nasashada ayaa amnigeeda wuxuu noqday meel la isku haleyn karo,kadib wada shaqeyn dhex martay bulshada deegaanka iyo laamaha amniga.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here