Bangiga Amal oo Kismaayo ka daah-furay mashruuca Hodmiye

0
394

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bangiga Amal faraciisa magaalada kismaayo ayaa daah-furay mashruuca Hodmiye  oo ah mashruuca horumarinta Ganacsiga dumar.

Munaasabadan oo ay goobjoog ahayeen masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland Ganacsato maamulka Bangiga amal faraciisa kismaayo ayaa waxay ahayd mid uu bangiga amal uu  ku daah-furayay mashuuca hourmarinta ganacsiga dumar  ee Hodmiye iyo dhallin kaab wijisii afaad waxaana mashurucaan horay uga soo faa’ideystay dumar badan oo ku sugan kismayao kuwaasi oo loo kabay Ganacsigooda

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here