Biyo la’aan soo food saarta Bulshada Deegaanka Goobweyn

0
369

Goobweyn(Idaacada Waamo)Deegaanka Goobweyn oo dhowr iyo toban Km u jira magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jirto biyo la’aan sida ay sheegaan maamulka deegaanka oo la hadlay Idaacada Waamo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here