Aabe Soomaaliyeed oo codsaday in la caawiyo

0
468

Kismaayo(Idaacada Waamo)Aabe Soomaaliyeed oo qeyb jirkiisa ka mid ah Naafo ka ah ayaa codsaday in umada Soomaaliyeed ay soo caawiyaan,maadaama ay u joogaan caruur islamarkaasna uusan u shaqeyn karin.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here