Hoos u dhac ku yimid Qiimaha la kala siisto shidaalka Magaalada Kismaayo

0
385

Kismaayo-(Idaacadda Waam)-Shidaalku waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu badan ee laga ganacsado magaaladan kismaayo,Waxaana hoos u dhacay qiima  lagu kala iibsado noocyada kala duwan ee shidaalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here