Kismaayo(Waamo Radio)Shacabka kunool magaalada kismaayo ayaa Maamulka ka codsaday in wax laga qabto nafaada magaalada.
Ideecada waamo oo u kuura gashay xaalada dhanka nadaafada ee magaalada kismaayo ayaa waxaa la,kulanay qaar kamid shacabka magaalada kismaayo .
waxaan sidoo kale aan wax ka weeydiyay heerka Nadaafada kismaayo gudoomiyaha degmada Ibraahim Maxamed Yuusuf (timo jilac) isgoo inoo sheegay in ay jiraan gawaari daabulo qashinka.
waxaa uu intaas ku daray in iyguna ay wadeen Qorshe gudoomiyaasha xaafadaha mudooyinkii ugu danbeeyay Siwaxweyn looga badalo Nadaafada Guud ee magaalada.
waxaa warbixin arintaan inooga diyaarisay Foos Cali Cabdiraxmaan.