Gabdhaha barta Injineerinka oo ku soo kordhaya magaalada Kismaayo

0
254

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku soo kordhaya Hablaha barta Kuliyada Injineerinka,qaar ka mid ah Hablahaas oo Idaacada Waamo la hadlay ayaa sheegay in ay rajeenayaan in mustaqbalka ay soo bandhigi doonaan waxyaabaha ay baranayaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here