Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo daah-furtay xarunta Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland

0
253

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Xariga Ka Jaray Xarunta Dhalinyara Jubbaland oo Ka Mid ah Xarumaha Loogu Adeego Dhalinyarada Reer ajubbaland taas oo La Doonayo Iney Shaqo Abuur u noqoto guud ahaan Dhalinyarada Jubbaland.

Munaasabada Ayaa ahayd mid Si Heersare Loosoo Agaasimay Waxaana Kasoo Qeyb galay Qaar Kamid ah Dhalinyarada Jubbaland oo Bogaadiyey Hormarka ay Wado Wasaaraddu iyadoo Xoojineyso dadaalada Dar-dargalinta  Shaqo abuurka Dhalinyarada.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here