Kismaayo(Idaacada Waamo)Maamulka degmada Kismaayo iyo Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa dadka ku ganacsada Suuqeynaha Kalluunka Kismaayo ugu baaqay in ay ka guuraan,maadama la duminayo Suuqa oo hab casri ah loo dhisayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.