Doorashada Hogaanka Dhalinyarada Jubbaland oo dib loo dhigay

0
287

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xili lagu waday 25,ta bishaan in la qabto doorashada hogaanka dhalinyarada Jubbaland,gudiga doorashadana horey u shaaciyeen in aysan suurta gal noqon karin qabsoomida doorashada waqtigii loogu talagalay,ayaa agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi sheegay in dib loo dhigay doorashada ururka dhalinyarada Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here