Trump oo la beeniyay in laga baaray Karona-Fayras

0
274

WASHINGTON (Idaacada Waamo)Aqalaka Cad ee dalka Mareykanka ayaa beeniyay in madaxweyne Donalad Trump uu maray baaritaan looga baarayo feyraska Korona.

Afhayeen u hadashay Aqalka Cad ayaa sheegtay in madaxweynuhu caafimaadkiisu wanaagsanyahay wax xariir ahna uusan la yeelanin dad qaba feyraska Korona.
Arrintan ayaa timi kaddib markii laba xubnood oo ka tirsan kongareeska dalkaas oo la kulmay madaxweyne Trump ay is karantiileen iyaga oo sheegay in ay sidoo kale la kulmeen qof qaba feyraska Korona.

Wararka ayaa sheegaya in markab dalxiis oo ay saaranyihiin 2500 oo qof lagu xannibay xeebaha gobolka California kaddib markii uu markabkaasi ka dillaacay feyraska Korona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here