Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hoos u dhac dhanka dhaqaalaha ah ayaa laga dareemayaa suuqyada magaalada kismaayo,Qaar ka mid ah ganacsatada suuqyada ayaa ka waramaya xaalada soo food saartay taa soo ah dhaq dhaqaaqa ganacsi oo yar.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.