Barakacayaasha Kaam Wardheer Kismaayo oo gargaar codsaday

0
554

Kismaayo(Idaacada Waamo)Barakacaayasha Kaam Wardheer ee magaalada Kismaayo ayaa waxay ka warameen xaaladooda nololeed,waxayna Hay’adaha samafalka iyo dowlad goboleedka Jubbaland ka codsadeen in gargaar lala soo gaaro.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here