Isbadal laga dareemayo Suuqa Magaalada Kismaayo

0
430

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa isbadal laga dareemayaa,Dumarka ka ganacsada Suuqa ayaa sheegay in uu jiro isbadal ama sare u kac ku yimid sicirka alaabta kala duwan ee Suuqyada Kismaayo sida dharka,Kabaha,Qudaarta,iyo Maacuunta qaybaheeda kala duwan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here