Haweenka Ganacsiyada yaryar ku leh magaalada Kismaayo oo baaq u dirsaday Hay’adaha Samafalka

0
362

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaliyeed ayaa kaalin wayn ka qaata Hormarinta qoyska hadaba qaar ka mid ah haweenka ku nool magaalada kismaayo oo leh Ganacsiyo yar-yar ayaa hay’adaha samafalka ka codsanaya in ay u sameeyaan maal-galin si ay shaqooyinka ay hayaan ay u sii laba jibaaraan.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here