Maamulka Degmada Kismaayo oo digniin ka soo saaray qashinka lagu qubo Xeebta Calanleey

0
362

Kismaayo(Idaacada Waamo)Maamulka degmada ayaa digniin ka soo saaray qashinka lagu shubo Xeebaha magaalada Kismaayo,wuxuuna sheegay cidii lagu qabto iyagoo ku qubaya ay tallaabo ka qaadi doonaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here