Ururka Naafada Jubbaland oo wado diiwaangelinta 200 oo Dumar ah

0
272

Kismaayo(Idaacada Waamo)Ururka Naafada Jubbaland ayaa tababar u u furayo 200 oo Dumar ah islamarkaasna baahiyaha gaarka ah qaba,waxaana loogu baaqay Dumarka baahiyaha gaarka qabo in ay isa soo diiwangeliyaan,gawaari bilaash ahna lagu soo qaadayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here