Kismaayo(Idaacada Waamo) Waxa Si Rasmi ah Lasoo Saaray isku aadka Tartanka UEFA National League Qaybtiisii 2-aad ee Xilli Ciyaareedka 2020/2021 Kadib Markii Sanadkii Hore La Ciyaaray Qaybtii ugu Horaysay ee Tartanka UEFA National League.
Tartanka Ayaa La Ciyaari Doonaa inta u Dhexaysa September iyo November 2020 Ka Hor inta aan Finalka Tartanka La Ciyaarin Bisha June ee Sanadka 2021.
Xulka Difaacanaya Tartanka ee Portugal ayaa Waxay Isku Group-ka Noqdeen Xulalka Sida Croatia, Sweden, France.
Dhanka kale Xulka Holland oo ah Xulkii Gaaray Finalkii Tartanka UEFA National League ayaa waxay Isku Group Noqdeen Poland, Bosnia, Italy , Xulka England ayaa Waxay Isku Group Noqdeen Xulalka Sida , Belguim, Iceland, Denmark.
Tartanka UEFA National League ayaa Sanadkaan Wuxuu Noqonayaa Mid Xiiso Badan oo ay Sanadkiisii Labaad U tahay
Halkan Kaga Bogo Isku Aadka Oo dhamaystiran:
LEAGUE A:
Group 1:- Poland, Bosnia, Italy, Netherlands.
Group 2:- Iceland, Denmark, Belgium, England.
Group 3:- Croatia, Sweden, France, Portugal.
Group 4:- Germany, Ukraine, Spain, Switzerland.
LEAGUE B:
Group 1:- Romania, Northern Ireland, Norway, Austria.
Group 2:- Israel, Slovakia, Scotland, Czech Republic.
Group 3:- Hungary, Turkey, Serbia, Russia
Group 4:- Bulgaria, Republic of Ireland, Finland, Wales.
LEAGUE C:
Group 1:- Azerbaijan, Luxembourg, Cyprus, Montenegro.
Group 2:- Armenia, Estonia, North Macedonia, Georgia
Group 3:- Moldova, Slovenia, Kosovo, Greece,
Group 4:- Kazakhstan, Lithuania, Belarus, Albania
LEAGUE D:
Group 1:- Malta, Andorra, Latvia, Faroe Islands
Group 2:- San Marino, Liechtensein, Gibraltar