Kismaayo:Dhallinyaro shaqo abuur ka helay ka Ganacsiga daawooyin laga sameeyay dhirta

0
367

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkadan daawo direeda  iibisa  ee lugu macaaba (forever living broduct) wax ay ka howlgashaa wadama badan oo ay Soomaaliya kamid tahay haddaba xaruntan cusub oo lag hirgaliyey maagalada Kismayo waxaa  ka helay shaqa abuur dhalinyro badan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here