Qaar ka mid ah dhalinyarada Kismaayo oo ka hadlay caqabadaha waxbarashada

0
319

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wixii ka dambeeyay burburkii Dowladii dhexe ee dalka waxaa mesha ka baxay  waxbarashadii lacag la’aanta ahayd.

Inta badana iskuulada hada dalka kajira waa kuwo gaar loo leeyahay waxaana ardayda wax Kabarta iskuulada gaarka looleyahay laga qaada lacag bile ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here