RASMI:- Isku Aadka 16-ka Europa League Oo Lasoo Saaray

0
504

Kismaayo(Idaacada Waamo) Waxaa Lasoo Saaray isku aadka Wareega 16-ka ee Koobka Europa League Kadib Markii Laga Soo Gudbay Wareega 32-ka ee tartanka.

Kooxaha Man United, Inter Milan, Roma, ayaa ah Kooxaha ugu awooda badan ee tartanka Ka Qayb-galaayo Sanadkaan.

Kulamada Lugta 1-aad ee tartanka ayaa la ciyaari doonaa 12 bisha March Halka kulamada Lugta 2-aad La ciyaari Doona 19 Bisha March.

Kulamada isku Loo Sameeyay si isku Dheeli tiran iyada oo ay Kooxaha Waaweyn Kala Badbaadeen Wareega 16-ka ee tartanka Europa League.

Hadaba Halkan Hoose kaga Bogo Isku aadka oo dhamaystiran:

Istanbul Basaksehir Vs Koebenhavn
Olympiacos Vs Wolves
Rangers Vs Bayer Leverkusen
Wolfsburg Vs Shakhtar Donetsk
Inter Milan Vs Getafe
Sevilla Vs Roma
Eintracht Frankfurt Vs Basel
LASK VS Man United.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here