Bulshada deegaanka Baarsanguuni oo sheegay in ay heysato duruufa dhinaca nolosha ah

0
314

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada deegaanada dhanaca dhinaca waqooyi ee magaalada Kismaayo gaar’ahaan deegaanka Baarsanguuni ayaa waxaa ka taagan xaalado dhinaca nolosha ah,waxayna dadka deegaanka sheegeen in adeegyada asaasiga ah aysan
heysan,islamarkaasina dowlada ay ka codsadeen in la caawiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here