80 Dhalinyaro ah oo maalgelin loo sameeyay

0
308

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruucaan lagu maalgalinayo 80 dhalinyaro ah ayaa waxaa iska kashanaayo midowga yurub iyo Hay’adaha UNFPE IRES iyo Wasaaradda Dhalinyarada Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana maalgalinta ka hor Dhalinyarada oo ka kooban ilaa 8 kambani loo qabtay Tababar iyo talooyin ku saabsan waxyaabaha ay so xusheen.

Qaar ka mid ah Dhalinyarada ka faa’iideeystay barnamijkaan ayaa sheegay in ay aad ugu baahnayeen tababarka iyo maalgalinta loo sameeyay.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here