70 jir nolashiisa iyo tan qoyskiisa ka mareeya ogaysiisyo uu u sameeyo bulshada Kismaayo

0
308

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Axmed Siciid Bulshaale waa shaqsiga kaliya ee Idaacadda wareegto ka ah magalaada kKsmaayo, waxaana uu xirafaddan ku jiraa muddo afar sano ah, waana Aabbe 5 caruur ah oo uu xirfaddan u gaarka ah ka koriyo,waxa uuna inooga warramay waxa ay kaga duwan tahay xirfaddiisan kuwa ay qabtaan dadka kale, waxuu inoo sheegay sidoo kale in uu maalinkii soo helo lacag u dhaxeeyso labo ilaa saddex dollar, taaso uu ku maareeyo biilka maalinlaha ah ee qoyskiisa.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here