Qaar ka mida ardayda magalada kismaayo oo ka warbixiyay saamaynta uu baraha bulshada ku leeyahay

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isticmaalka baraha ay ku xidhiido  Bulshadu ayaa sanadadii dambe ku soo badanayay Soomalida iyaga oo siyaabo kala duwan wax ugu soo gudbiya.

Dadka ay saamaynta xoogan ku yesheen aaladaha Kala duwan ee baraha bulshada ayaa waxa kamida dhalinyarada waxbarata kuwaas oo kadhaxlay isticmaalka social mediyaha dibu dhac dhanka waxbarashada iyaga oo qarkood natijooyin fiican ka keeni waayay imtixaanadaanada taas oo ay sabab u tahay baraha bulshada oo ay wakhti badan ku bixiyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here