Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa Gargaar u qeybisay 500 oo qoysas ku Nool Degmada Ceeldheer iyo tuulooyinka hoostaga Degmadaasi.
Gargarkan lagaarsiiyey ayaa isku jura cuntooyinka nuucyadoodda kala duwan sida bur baris sonkarta Timir iyo baasto
Dadka degmada Ceeldheer ayaa uga mahad celiyey hay’adda mareereyta musiibooyinka qaranka iyo cidkasta oo qeeb ka aheed in la soo gaarsiiyo gargarkan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.