Maamulka Xarunta Daaru Shifa oo ka warbxiyay sida ay dadka u dabiibaan

0
361

Kismaayo(Waamo Radio)Xarunta Quraan saarka ee daaru Shifaa ayaa waxaa lagu dabiibaa dadka ay haleelaan Jinka Isha iyo sixirka,waxaana ku caafimaaday mudadii ay shaqeyneysay dad badan.

Sheikh Mukhtaar oo ah Sheekha quraan saara dadka ayaa ka warbixiyay sida ay dadka u dabiibaan.
Sidoo kale qaar ka mid ah dadkii ku caafimaaday xarunta ayaa dhankooda u mahadceliyay Sheekha.
waxa awarbixintaan inoo haaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here