400 oo Qof oo mashruuc Indho fiiqis ah loogu sameeyay magaalada Kismaayo

0
225
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruucaan indha fiiqista ah oo socon doona muddo 3 cisho ah ayaa  inta uu socdo waxaa ka faa’iidaysan doona ilaa 400 oo qof oo isugu jira  dad waayeello ah  iyo  dhalinyaro, kuwaasoo ka cabanayay dhibaatooyin dhanka araga ah .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here