Kismaayo(Idaacadda Waamo)-munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa abaal marinno kala duwan lagu guddoonsiinayay Ardey baratay culuumta shareecada islaamka kuwaas oo ka qalin jabiyey Madarasado kala duwan oo hoos taga dallada al Wafaa.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.